Ka hel kaararka boostada la qaadan karo laamaheena

Booqo goobahayada si aad u soo qaadato kaarka boostada la qaadi karo. Goob kastaa waxay leedahay kaar boosto oo gaar ah. Waxa aad ku samayso kaarkaaga boostada adiga ayay kuu taalaa, laakiin waxaanu haynaa fikrado kooban.

La wadaag

La wadaag

U dir asxaabtaada iyo qoyskaaga. Salaan, ama la wadaag kula talinta buug - adiga ayay ku jirtaa!

Taageer

Taageer

U dir wakiiladaada kaarka boostada si ay ugu doodaan Maktabadaha iyo sababaha aad aaminsan tahay.

Abuur

Abuur

Kaararka boostada waxay sameeyaan farshaxano, caalamadaha lagu asteeyo buugaata, ama calaamado hadiyadeed - daahfur hal-abuurnimadaada!

Qaado

Qaado

Goob kasta oo SPL ah waxay leedahay kaadh boosto u gaar ah. Qaado dhamaan!

Ururi shaambada laanta si aad ugu sheegto sheekadaada Maktabada! Ka codso shaqaalaha shaambada.