Summer Quest ee Carruurta

Summer Quest 2026 for Kids

Ilmo kasta oo dhammaystiray tracker-kiisa 2026 wuxuu ku guulaystay stickers bilaash ah, buugaag, tigidh uu ugu ciyaaro maalinta ciyaaraha ee PlayDate SEA, iyo fursad loogu soo bandhigo Wall of Fame ee laanta maktabadda ee deegaankooda! 

Summer Quest ee Dhallinyarada

Summer Quest 2026 for Teens

Dhalinyaradii dhammaystirtay tracker-kooda 2026 waxay heleen 5 xabbo oo baalal digaag ah oo laf-la'aan ah oo bilaash ah oo ay ka heleen Wingstop! Sidoo kale waxaa lagu daray tartan ay ku guulaysan karaan kaadh hadiyadeed oo ay ka helaan Friends of the Library Shop, stickers bilaash ah, iyo fursad loogu soo bandhigo Wall of Fame ee laanta maktabadda ee deegaankooda.

Summer Quest ee Dadka Waaweyn

Summer Quest 2026 for Adults

Maxaa carruurta loogu koobayaa madadaalada oo dhan? Dadka waaweyni waxay leeyihiin trackers u gaar ah oo ay ku raacaan hawlahooda, iyo abaalmarinno! Dadka waaweyn ee dhammaystiray tracker-kooda 2026 waxaa lagu daray tartan ay ku guulaysan karaan kaadh hadiyadeed oo ay ka helaan Friends of the Library Shop iyo mid ka mid ah shanta qalab ee Kobo e-readers, sidoo kale waxay heli karaan stickers bilaash ah iyo fursad loogu soo bandhigo Wall of Fame ee laanta maktabadda ee deegaankooda.

Taageerayaasha

Waxaa kafaalaqaaday deeq-bixiyeyaasha Hay’adda The Seattle Public Library Foundation.