Log in to Your Account | Print-Friendly
April 7, 2013
Home
Audiences
Using the Library
Library Collection
Calendar of Events
Locations
About the Library
Soomaali
Soomaali : Ma u Rabtaa Gargaar
Children
Teens
Adults
Literacy and ESL
Library Equal Access Program (LEAP)
Español
中文
Tiếng Việt
Русский
Sideen U Bilaabaa?
Waan Soo Dhawaynaa Caruuta!
Ma u Rabtaa Gargaar
Orshaha Istraatiijiyada Maktabadda Dadweynaha Seattle 2011-2015
አማርኛ
(Need help with English, school or becoming a citizen?)
Miyaad baranaysaa Ingiriisi? Waxaan qabnaa buugaag badan, CD-yo iyo waxyaabo badan oo gargaara. Isticmaal kombuyuutaradayada si aad u barato Ingiriisi facaaga. Maktabadu waxay bixisaa ESL fasalo gooba badan oo Maktabada ah. Ama, ku biir "Talk Time" (Wakhtiga Hadalka) Kooxda Sheekada: Ku tababaro xirfadaha ingiriisida dad baranaya afka Ingiriisida oo baro siyaabo lagu baro Ingiriisida bulshadaada.
Ma rabtaa gargaar diyaarinta GED ama imtixaanka muwaadinimada U.S.? Ma rabtaa macluumaadka imigarayshanka, daryeelka caafimaadka ama inaad shaqo raadiso? Waan ku gargaari karnaa! Waxaad ku qaadan kartaa casharada muwaadinimada maktabada Dhexe. Waxaan haynaa buugaag yaryar oo soomaali ah oo sharxaya sida loo noqdo muwaadin. Waxa kale oo aan haynaa barnaamijyo kaa gargaaraya qoriinka waraaqaha iyo resumeeyada. Eeg ...waxaan qabnaa waxyaabo badan oo kaa gargaaraya la qabsiga nolosha Ameerika.